1167 Views

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay duulimaadyada Kenya ee bilaawday

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay duulimaadyada Kenya ee bilaawday
____________________________________________________________________________

Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa sheegay in farsamo ahaan loo furey hawada Soomaaliya duulimaadda ka imaanaya Kenya.
Wasiirka ayaa intaa ku darey in iyagu ay ku eg yihiin awood ahaan dhanka farsamada, halka jaangoynta siyaasadda ay dowladda u qaabilsan tahay wasaaradda arrimaha dibadda.
Waxaa saaka dib u bilowdey duulimaadyadii tooska ahaa ee labada wadan ee Kenya iyo Soomaaliya kadib markii dawladda Kenya ay qaaday xayiraadii ay ku soo rogtay bishii May

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post