645 Views

Iran oo si kulul uga hadashay in Sacuudiga uu joojiyay sanadkii labaad gudashada Xajka

Iran oo si kulul uga hadashay in  Sacuudiga uu joojiyay sanadkii labaad  gudashada Xajka
____________________________________________________________________________

June 14 2021

Dowladda Iran ayaa si kulul uga hadashay hadal ka soo Yeeray dowladda Sacuudiga ee ahaa in sanadkii labaad aan la tagaynin gudashada Xajka iyadoo loo sababeeyay cudurka covid19.

Xukuumada Iran ayaa tilmaamtay inay u diyaarisay muwaadininteedi inay snadkaan xajiyaan.waxayna ku tilmaantay go’aankaas mid u gaar ah saciidiga oo uusan  kala tashan Dalalka islaamka.

Sidoo kale waxay Iiraan sheegtay in Sacuudiga uu ogaado in lala leeyahay Xamarka oo aysan kaligood go’aan ka gaari Karin.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post