768 Views

Galmudug oo lagu wado in saacadaha soo socda soo gudbiso guddiga doorashooyinka

Galmudug oo lagu wado in saacadaha soo socda soo gudbiso guddiga doorashooyinka
____________________________________________________________________________

June 17 2021

Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in saakay lagu wado in Madaxweynaha maamulka GalMudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) uu soo gudbiyo Liiska Gudiga Doorashooyinka.

 wasiirka Warfaafinta ee maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle oo la hadlay laanta Afka Soomaaliga ah ee VOA-da ayaa sheegay in ay maanta oo khamiis ah ay soo gudbin doonaan liiska xubnaha Galmudug kaga mid noqonaya guddiga doorashooyinka.

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa  ka codsaday madaxweynaha GalMudug inuu soo gudbiyo guddigaasi kol sii horeysay.

\\Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post