702 Views

shirka golaha wada-tashiga qaranka oo galay maalintiisii labaad iyo arimaha looga hadlayo

shirka golaha wada-tashiga qaranka oo galay maalintiisii labaad iyo arimaha looga hadlayo
____________________________________________________________________________

Talaado: June 29 2021

Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa sheegaya in saakay uu mar kale furmay  shirka golaha wada-tashiga qaranka, kaas oo galay maalintiisii labaad oo xiriir ah.

https://a6d86194c58f39de96b012f042756c9d.safeframe.googlesyndication.com/safeframe/1-0-38/html/container.html Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa guddoominayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, halka ay goobjoog yihiin hoggaamiyeyaasha maamul goboleedka dalka iyo sidoo kale duqa Muqdisho, Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).

Intiisa badan waxaa shirka diirada lagu saarayaa dardar-gelinta doorashada iyo wixii ka qabsoomay heshiiska 27-kii May lagu gaaray magaalada Muqdisho.

Sidoo kale waxaa fadhiga maanta ee shirka ka socda Teedhanada Afisyooni warbixin looga dhageysan doonaa guddiga farsamada ee uu magacaabay Ra’iisul Wasaare Rooble.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post