732 Views

Qaar ka mid ah ragga dilay madaxweynihii Haiti oo Tababar ku soo qaatay Mareykanka

Qaar ka mid ah ragga dilay madaxweynihii  Haiti oo Tababar ku soo qaatay Mareykanka
____________________________________________________________________________

.

Sabti: July 17,  2021

Qaar ka mid ah ragga lala xiriirinayo dilkii madaxweynihii waddanka Haiti Jovenel Moise, laguna soo xiray howlgal ay sameeyeen ciidanka Booliska dalkaas ayaa ka qeyb qaatay tababarka ciidmada Mareykanka.

 sida uu VOA u xaqiijiyay afhayeenka Waaxda Gaashandhigga Mareykanka Ken Hoffman. Ragan ayaa qibrad sare u leh Dilka Nuucaan oo kale ah ayuu sheegay in ay tababar ku qaateen Dalka Maraykanka

sidoo kale Raggan oo u dhashay waddanka Colombia ayaa macluumaadkoodu soo shaac baxay intii lagu jiray baarintaanka macluumaadkooda.

\Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post