1659 Views

Axmed Karaash oo Taliye u Magacaabay Booliska Gobolka Sool

Axmed Karaash oo Taliye u Magacaabay Booliska Gobolka Sool
____________________________________________________________________________

Ku-simaha Madaxweynaha  Puntland Ahna Madaxweyne ku xigeenka Maamullaasi Puntland Axmed Cilmi Cusmaan Karaash ayaa Xeer Madaxweyne ku soo saaray Lr.60, July 18, 2021 kuna saabsan magacaabid Taliyaha Qaybta Booliiska Gobolka Sool.
Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland.

Markuu arkay: Dastuurka  Puntland.
Markuu arkay: Talo soo jeedinta Taliska Booliiska Puntland.
Markuu arkay: Aqoontiisa iyo waayo-aragnimadiisa shaqo.

Markuu tixgeliyay: Shaqada ka socota Taliska Qaybta Booliiska Gobolka Sool.
Wuxuu u magacaabay:-
G/sare Aadan Maxamed Cabdi Taliyaha qaybta Booliiska Gobolka Sool.
Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu saxiixo Ku-simaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku-xigeenku , wuuna saxiixay.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post