696 Views

Xildhibaanada Somaliland oo u doorteen guddoomiye Cabdirizaq Khaliif Axmed ka tirsan Xisbiga Wadani

Xildhibaanada  Somaliland oo  u doorteen  guddoomiye Cabdirizaq Khaliif Axmed ka tirsan  Xisbiga Wadani
____________________________________________________________________________

Talaado: August 3, 2021

Wararka ka imaanaya hargaysa ayaa sheegaya in Xildhibaanada dhawaan la soo doortay ee Somaliland ay u doorteen  guddoomiye Cabdirizaq Khaliif Axmed.

Cabdirisaq Khaliif oo ka tirsanaa xisbiga mucaaradka ayaa helay 43 cod halka Yaasiin Faratoon oo xisbiga Kulmiye ka socday uu ka helay 39 cod.

Sidoo kale Kulan ay maanta isugu yimaadeen xildhibaanada dhawaan la soo doortay ayaa lagu dhaariyay xildhibaanada la soo doortay.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post