Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo sheegtay in la soo geba-gabeeyay sixitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee 8-aadka.
Arbaco: August 18, 2021 Wasaaradda Waxbarashada Puntland, ayaa sheegtay in la soo geba-gabeeyay sixitaanka Imtixaanka Shahaadiga ah ee 8-aadka. War ka soo baxay wasaaradda…