1707 Views

Maamulka iyo Shaqaalaha Qaranimo Online oo hambalyo u diray ummadda Soomaaliyed iyo ummada Islaamka

Maamulka iyo Shaqaalaha Qaranimo Online oo hambalyo u diray ummadda Soomaaliyed iyo ummada Islaamka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | June 14, 2018 – Maamulka ugu sareeya Shabakada Qaranimo Online iyo Shaqaalaha ayaa hambalyo ku aadan farxada Ciidul Fidriga u diray dhammaan dadka Islaamka ah meel walbo oo ay joogaan, maadaama ay caawa dhalatay Bisha Shawaal.

Maalinta berri ah ayaa guud ahaan dalalka Islaamka waxaa la rajeynayaa in si weyn looga dabaal dego maalinta Koowaad ee Ciidul Fidriga.

Agaasimaha Guud ee Shabakada Qaranimo Online Aadan Salaad Awaale ayaa sheegay in Aqristayaasha berri si weyn loogu Gudbin Doono Warar Ku aadan Sida Looga Ciiday Dunida Islaamka Iyo Barnaamijyo gaar ah oo Laxiriira Malinkaa Ciidul Fidriga  .

Dalalka Islaamka ayaa guud ahaan ku dhawaaqay in maalinta beri ah ay tahay 1-da Bisha Shawaal sidoo kalena loo dabaal degayo Munaasabadda Ciidul Fidriga.

 

 

 

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_______________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment