1281 Views

Madaxweynaha Jubaland oo ka dalbaday Hay’adaha gargaarka in ay la soo gaaraan gurmad Deg deg ah.

Madaxweynaha Jubaland oo  ka dalbaday Hay’adaha gargaarka in ay la soo gaaraan gurmad Deg deg ah.
____________________________________________________________________________


Arbaco: October 13, 2021

Xili bilihii la soo dhaafay laga dayrinayay xaalada abaareed ee ka taagan gobolada Jubbooyinka, ayaa waxaa Qeylo dhaan ka soo saaray arintaas Madaxweynaha Jubblanad.

Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in abaaro iyo xanuuno aan la garanaynin oo ka jira qeybo kamid ah Jubaland ay dhibaato ba’an ku hayaan xoolo dhaqatada iyo beeraleeyda.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in abaaraha ka jira qeybo kamid ah Jubaland ay yihiin kuwo u baahan gurmad caalami ah iyo gargaar deg deg ah oo ay helaaan dadka tabaalaysan.

Sidoo kale axmed madoobe ayaa ugu  baaqay Dhammaan Hay’adaha gargaarka iyo cid walba oo tageero ka gaysan karta dhibaatada taagan inay tahay hada xiliga ugu haboon ee gurmad deg deg ah loo baahan yahay.

.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post