1167 Views

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeer ku tagay Wasaaradda Maaliyada iyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare  Rooble oo  kormeer ku tagay Wasaaradda Maaliyada iyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.
____________________________________________________________________________

Khamiis: September 2, 2021

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kormeer ku tagay Wasaaradda Maaliyada iyo Bankiga Dhexe ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo xubnihii la socday ayaa indho indheen ku sameeayay shaqada labadaas hey’aadood ka socota oo muhiim u ah nidaamka Maaliyadda dalka.

Sidoo kale Rooble ayaa waxaa uu warbixin ka dhageestay Wasiirka Maaliyadda, Guddoomiyaha Bankiga Dhexe, Xisaabiyaha Guud, kuwaas oo faahfaahin ka siiyay Ra’iisul Wasaaraha nidaamka maamulka maaliyadda dalka.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post