684 Views

Musharraxiin Soomaali ah oo ka qeybgalaya doorashada Canada

Musharraxiin Soomaali ah oo ka qeybgalaya doorashada Canada
____________________________________________________________________________

Axad: September 12, 2021

Dalka Canada waxaa ka billowday doorashada hordhaca ah ee Baarlamanka, taas oo socon doonta ilaa maalinta Isniinta ee 13-ka bishan, inkasta oo doorashada guud ee dalkaas loo dareeri doonaa 20-ka bish.

Dhowr qof oo Soomaali ah ayaa kamid ah musharraxiinta, iyadoo sidoo kale Soomaalida lagu dhiirrageliyay inay dhiibtaan codadkooda.

Sidoo kale Somalida ayaa Sanadihii la soo dhaafay Waxay ku milmaysay Sanadihii la soo dhaafay wadamada ay u qaxeen, kuwaas oo ka helay Xildhibaano iyo Gole deegaan oo au u tartameen iyo Wasiiro.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post