1011 Views

Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle oo mar kale dooranaya saddex Senator ee Aqalka Sare

Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle oo  mar kale dooranaya saddex Senator ee Aqalka Sare
____________________________________________________________________________

Arbaco: September 15, 2021

Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle ayaa maanta mar kale dooranaya saddex Senator ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matali lahaa Hirshabeelle afarta sano ee soo socota.

Sidoo kale maalinta berito ah ayaaa lasoo gunaanadi doona , waxaana musharixiinta Maanta ku tartami doona Saddex kursi ay kala yihiin.

1: Dr Cismaan Maxamuud Dufle
2: Maxamuud Axmed Nuur tarsan
3: Raage Xasan Xuute

1: Xasan Iidow Muxumed
2: Cabdinuur Ibraahim nuur
3 : Cismaan Axmed Macow

1:  Cali Shacbaan Ibraahim
2:  Cabdalle Xuseen Cabdi
3:  Caasho Xuseen Abuukar
4: Cabdulahi tawaad
5: Cabdiqaadir Xanafi

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post