855 Views

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda Cali Yare oo ka hadlay dagalka saakay ka socda Muqdisho.

____________________________________________________________________________

khamiis: September 16, 2021

Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda ee gobolka Cali Yare  ama Cali jeeb ku jire ayaa ka hadlay Dagaal saakay ka socda Muqdisho.

Cali jeeb ku jire ayaa sheegay in dagaalkaas uu yahay mid u dhaxeeya Ciidamo ka wada tirsan kuwa Dowlada,  oo uusan ahayd mid ka yimid Qilaafka u dhaxeeya Rooble iyo farmaajo, uuna yahay muran dhul la isku heesto.

Sidoo kale Cali Yare ayaa meesha ka saaray in dagaalkan uu salka ku hayo arimo la xiriira siyaasad ama xiisada ka taagan Muqdisho.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post