1284 Views

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha unaxariistee Ajakis

Madaxweyne ku-xigeenka Jubbaland oo ka  tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha unaxariistee Ajakis
____________________________________________________________________________

Isniin: September 27, 2021

Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobalaeedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan, ayaa ka tacsiyeeyay geerida kutimid Alle ha unaxariistee jilaagii Soomaaliyeed Marxuum Cabdi Muriidi Dheere (Ajakis) oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho.

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.

wuxuu ahaa shakhsi si’weyn looga yaqaanay dhulka Soomaaliyeed waxweynna kusoo kordhiyay suugaanta iyo wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa tacsida la wadaagay  dhammaan umadda Soomaaliyeed, Bahda Fanka Soomaaliyeed, ehelladii, qaraabadii, Asxaabtii iyo qoyskii uu ka baxay marxuumku, wuxuu Alle u weydiiyey in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Fardowsa, su’aasha qabrigana u sakhiro, sabir iyo iimaanna inaga siiyo.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post