987 Views

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo ka mid noqday kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi

Prof Cabdi Ismaaciil Samatar Oo ka  mid noqday kuraasta Aqalka Sare  ee Gobolada Waqooyi
____________________________________________________________________________


Arbaco: September 29, 2021

Waxaa soo dhamaaday doorashada Kursiga Saddexaad ee kuraasta Aqalka Sare ee Gobolada Waqooyi, waxaana loo doortay Prof Cabdi Ismaaciil Samatar.

Kursiga u uku soo baxay  Samatar ayaa waxaa ku tartamayay Prof. Maxamed Maxamuud Allabari, Prof. Cabdi Ismaacil Samatar, Cabdiraxmaan Cismaan Cali iyo Cabdiraxmaan Cismaan Cali oo asagu ku haray wareega 1-aad.

Sidoo kale waxaa kursiga 2aad oo ay ku tartamayeen Wasiirka Dastuurka dowladda federaalka Soomaliya, Saalax Axmed Jaamac iyo Gudoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, Ibrahim Iidle Suleymaan, ku guuleystay Saalax Axmed Jaamac.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post