864 Views

Taliyaha Ciidamada Booliiska Harammcad farxaan Qaroole oo Wacad ku maray in uu Cagta marin Doono Burcad Diimeedka Ahlusuna

Taliyaha Ciidamada Booliiska  Harammcad  farxaan Qaroole oo Wacad ku maray in uu Cagta marin Doono Burcad Diimeedka Ahlusuna
____________________________________________________________________________

Sabti: October 2, 2021

Taliyaha Ciidamada Booliiska Gobolka banaadir ahna taliyaha Ciidamada Haramcad ayaa hanjabaad hawada u Mariyay Ururka Ahlusuna, oo maalmihii la soo dhaafay la wareegay Deegaano ka tirsan Galmudug.

Farxaan Qaroole oo soo dhigay Bogiisa Facebook, hadalo hanjabaad ah ayaa Wacad ku maray in uu Cagta Marin doono waxa uu ugu yeeray Burcad Diimeedka Ahlusuna waljameeca.

Sidoo kale hadalka iyo hanjabaada Qaroole ayaa imaanaya Xili saacadihii la soo dhaafay ay ku Qul Qulayeen magalada Dhuusamareeb. Ciidamo iskugu jira Harammcad iyo Gorgor

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post