948 Views

Bannaanbaxyo looga soo horjeedo madaxweynaha Brazil oo ka socda guud ahaan dalkaas

Bannaanbaxyo looga soo horjeedo madaxweynaha Brazil oo ka socda guud ahaan dalkaas
____________________________________________________________________________

October 3, 2021


Kumanaan qof ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalooyinka guud ahaan dalka Brazil kuwaasi oo ka soo horjeeda madaxweynaha dalkaasi Jair Bolsonaro.

Dibaxayadaan waxaa soo abaabulay Xisbiyada muacaaradka ah iyo Midowga ururada ganacsatada ah.

Dad badan oo reer Brazil ah ayaa ka xanaaqsan sida uu madaxweynuhu u maareeyay safmarka koroona oo – in ka badan 600,000 oo qof ay ku dhinteen.

Banaanbaxyada ayaa Sabtidii ka dhacay in ka badan 160 magaalo.

Sawirada ayaa muujinaya dibad baxayaasha oo sita boorar, kuna baaqaya in xilka laga qaado Mr Bolsonaro.

BBC

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post