402 Views

Dowladda Britain oo, sheegtay in orodyhanka caanka ah ee Mo Farah uu dhiiri gelin u yahay bulshada Britain oo dhan

Dowladda Britain oo,  sheegtay in orodyhanka caanka ah ee Mo Farah uu dhiiri gelin u yahay bulshada Britain oo dhan
____________________________________________________________________________


Arbaco: July 13, 2022

Dowladda Britain ayaa qoraal ay soo saartey ku sheegtay in orodyhanka caanka ah ee Mo Farah uu dhiiri gelin u yahay bulshada Britain oo dhan kadib markii uu uu shaaca ka qaaday arrimo qarsanaa oo ku saabsan noloshiisa.

Mo Faarax ayaa sheegay in si sharci darro oo ah qaab tahriibin ganacsi ah isaga oo carruur ah lagu geeyay dalka Britain isaga oo watay magaca ilmo kale si uu ugu shaqeeyo guriga ciddii kaxaysatay.

Sidoo kale Afhayeen u hadley dowlada Britain ayaa sheegay in sheekada Mo Farah ay muujinyso xasuusin naxdin leh oo ku saabsan argagaxa ganacsiga tahriibta.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post