942 Views

Afar sanadood ka hor maanta oo kale 14-kii October waxay u aheyd Soomaaliya, gaar ahaan reer Muqdisho maalin mugdi

Afar  sanadood ka hor maanta oo kale 14-kii October waxay u aheyd Soomaaliya, gaar ahaan reer Muqdisho maalin mugdi
____________________________________________________________________________




khamiis: October 14, 2021

Afar  sanadood ka hor maanta oo kale 14-kii October waxay u aheyd Soomaaliya, gaar ahaan reer Muqdisho maalin mugdi iyo murugo xambaarsan.

Waxaa isgoyska Zoobe ee caasimadda ka dhacay qarax weyn oo galaaftay nolosha ugu yaraan 100 qof, islamarkaana geystay burbur xooggan oo hantiyeed iyo dhaawac maskaxeed.

Dhacdadaan oo laheyd naxdin iyo amakaag,ayaa sababtay in maalin qura ay dhibaatooyin isugu jiray dhimasho,dhaawacyo  iyo burbur hanti ay soo gaarto dad ku dhow kun iyo shan boqol oo -ruux oo ahaa kuwo meherado ganacsi ku lahaa isoyska Soobe iyo dad socota ah oo marayey halkaasi.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post