606 Views

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo xariga ka jiray qeybta terminaalka garoonka Baladweyne

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo xariga ka jiray qeybta terminaalka garoonka  Baladweyne
____________________________________________________________________________

 Isniin: October 18, 2021

 Wasiirka wasaarada Gadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Duraan Axmed Faarax iyo Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali jeyte Cusmaan ayaa maanta Xariga ka jaray Dhismaha cusub ee qeybta Terminaalka garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Baladweyne.

Munaasibada Furitaanka Qeybta Terminaalka Garoonka waxa ka qeyb galay Agaasimaha Heyda Duulista Rayidka soomaaliya Axmed Xasan macalin Agaasime kuxigeynka Madaxtooyada Somaaliya iyo masuuliyiinkale oo ka tirsan,maamulka Gobolka Hiiraan odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha Bulshada Magaalada Beledweyne.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post