768 Views

Dad ku dhintay bandhig faneed ka dhacay Magaalo ku taala dalka Mareykanka

Dad ku dhintay bandhig faneed ka dhacay Magaalo ku taala dalka  Mareykanka
____________________________________________________________________________

Sabti: November 6, 2021

Ugu yaraan 8 qof ayaa dhimatay halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen isbuurasho ka dhacday goob ay ka socotay bandhig faneed gudaha magaalada Houston ee gobolka Texas dalka Mareykanka.

Dadkan ayaa si xooggan isku buurtay xilli ay ku xoomayeen masraxii lagu soo bandhigayay heesaha, sida ay sheegeen saraakiisha gurmadk deg dega ah.

ilaa 11 qof ayay dhibaato soo gaartay markii uu wadnaha istaagay halka 8 qof ay ku dhinteen goobta.

Ku dhawaad 300 qof ayuu soo gaaray dhaawacyo fudud, waxaana bandhig faneedkan ka qeybgalayay 50,000 qof.

BBC

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post