522 Views

Raiisul Wasaare Rooble oo kullan oa yeeshay Saraakiisha Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda

Raiisul Wasaare Rooble oo kullan oa yeeshay Saraakiisha Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda
____________________________________________________________________________

Isniin: November 15, 2021

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Hogaanka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda isagoo kula dardaarmay xoojinta iyo dardargelinta howlaha iyo adeegyada hay’addu siiso shacabka Soomaaliyeed iyo Ajaanibta dalka ku sugan.

Kulanka Ra’iisul Wasaaradaha uu layeeshay Hogaanka Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiirka Amniga Gudaha Md, Cabdullahi Maxamed Nuur, Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada, Agaasimaha Guud ee HSJ Md, Cabdulqaadir Cilmi Cali, Ku xigeenada, Lataliyaasha iyo Agaasimayaasha Waaxyaha Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post