642 Views

Maamulka Magaalada Garbahaarrey ee xarunta Gobolka Gedo oo sheegay in la soo xiray rag lagu tuhun sanyahay inay wax ka ogaayeen weerar hoobiyayaal

____________________________________________________________________________

Arbaco: November 17, 2021

Maamulka Magaalada Garbahaarrey ee xarunta Gobolka Gedo ayaa sheegay in la soo xiray rag lagu tuhun sanyahay inay wax ka ogaayeen weerar hoobiyayaal loo adeegsaday oo shalay galinkii dambe lagu qaaday xarumo ay fadhiyeen ciidamada dawladda.

Hawgal ay fuliyeen ciidamada dawladda oo illaa saaka socday ayay maamulku sheegeen in lagu guuleystay in la eryo kooxihii weerarka soo qaaday.

Gudoomiye ku xigeenka Degmada Cabdi Barre Dhageey ayaa BBC u sheegay in ciidamada dowladda ay howlgallo ka wadaan deegaanno hoostaga Garbahaarrey kadib markii shaley weerar lagu qaaday halkaa

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post