819 Views

Cabdicasiis Afrika “Wuxuu ahaa weriye naftiisa u huray qaranka

Cabdicasiis Afrika “Wuxuu ahaa weriye naftiisa u huray qaranka
____________________________________________________________________________


Axad: November 21, 2021

Allaha u naxariistee Agaasimihi Radio Muqdisho Marxuum Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Cabdicasiis Afrika) ayaa ku geeriyooday qarax xalay ka dhacay magalada Muqdisho.

Qaraxaasi oo ay boolisku sheegeen qof isa soo miidaamiyey uu ku booday daaqadda gaariga marxuumku uu saarnaa.

Qaraxaasina wuxu dhaawac culus uu ka soo gaaray agaasimaha Telefishiinka Qaranka, Sharmarkae Maxamed Warsame iyo wadihi gaariga qaraxa lala beegsaday.

Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda qarxa uu ku dhintay wariye Afrika.

Haddaba taarikh noolaleedka Marxuum Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Afrika) waxaan ka wareysannay Bashiir Khaliif Gaani oo marxuumka aqoon durugsan u lahaa?

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post