816 Views

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka uguna baaqay in ay u istaagaan gurmadka dadka ay saameeyeen abaaruhu

Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Ururrada Bulshada Rayidka uguna  baaqay in ay u istaagaan gurmadka dadka ay saameeyeen abaaruhu
____________________________________________________________________________

.


isniin: December 13, 2021

 Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la yeeshay qaar ka mid ah Ururada bulshada Rayidka ah ayaa ugu baaqay in ay u istaagaan gurmadka dadka ay saameeyeen abaaruhu.

Kulanka oo ka qabsoomay xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Dalka ayaa waxaa kaloo ka qeyb galay xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa kula dardaarmay Ururrada Bulshada Rayidka inay dhankooda gacan ka geystaan oo ay u istaagaan u gurmashada Walaalood ay abaartu saameysay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post