1362 Views

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku Wajahan Magaalada Muqdisho

Madaxweyne Qoor Qoor oo ku Wajahan Magaalada Muqdisho
____________________________________________________________________________

Isniin December 27, 2021

Madaxweyne QoorQoor ayaa magaalada Muqdisho kusoo wajahan sida la ii xaqiijiyay, Xilli uu sii xogeystay khilaafka ka dhaxeeya Farmaajo iyo RW Rooble.

Madaxweyne QoorQoor waxa uu ka gaabsaday go’aan laga sugayey in uu ku garab istaago Farmaajo ama RW Rooble.

Sidoo kale Qoor Qoor ayaa ah mid mar kasta garab taagan madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday maxamed C/llaahi farmaajo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post