570 Views

Rooble iyo Ciidankiisa oo hadda ka dhaqaaqay guriga RW ka dagan yahay Madaxtooyadda gudaheeda iyagoo ku wajahan Xaafiiska oo Ciidamo uu dul

Rooble iyo Ciidankiisa oo  hadda ka dhaqaaqay guriga RW ka dagan yahay Madaxtooyadda gudaheeda iyagoo ku wajahan Xaafiiska oo Ciidamo uu dul
____________________________________________________________________________

 

Isniin December 27, 2021

Raiisul Wasaare Rooble iyo Ciidankiisa ayaa hadda ka dhaqaaqay guriga RW ka dagan yahay Madaxtooyadda gudaheeda iyagoo ku wajahan Xaafiiska oo Ciidamo uu dul dhigay Farmaajo oo Muddo xileedkiisu dhammaaday.

Saraalkiisha Ciidanka ee Rooble la socota iyo Xubno xog ogaal ah ayaa iixaqiijiyey in si xaafiiska ay u tagaan laga yaabo xitaa Xabad iney adeegsadaan maadaama Ciidamo lagu gooyey aagga Xaafiiska.

Waa suuragal daqiiqadaha soo socda inaad maqasho Xabad ka socota Madaxtooyadda Gudaheeda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post