1299 Views

Doorashada kuraasta Golaha Shacabka oo ka bilaabatay Jubaland

____________________________________________________________________________


Talaado: December 28, 2021

Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in ilaa haatan la doortay saddex kursi, halka doorashada kuwa kalena la filayo in maanta lasoo gabagabeeyo.

Jubaland ayaa noqonaysa maamul goboleedkii saddexaad ee bilaaba doorashada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo horey ay uga bilaabatay Koonfur Galbeed iyo Galmudug.

Sidoo kale Xamse Cabdi Barre, Cabdirashiid Jire Qalinle iyo Xasan Cabdi Ismaaciil ayaa ilaa hadda ku soo baxay doorashadii maanta.

.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post