1077 Views

Tahriibiyaal laga soo badbaadiyay xeebaha Turkiga.

Tahriibiyaal laga soo badbaadiyay xeebaha Turkiga.
____________________________________________________________________________

Talaado: December 28, 2021

ciidamada ilaalada xeebaha Turkiga ayaa soo badbaadiyay 66 tahriibayaal ah oo dib loogu sooceliyay galbeedka dalkaasi ka dib markii ciidamada Giriiga ay ku qasbeen inay ku laabtaan biyaha Turkiga ee badda Aegean, sida ay sheegtay wakaalada Anadolu.

Anadolu waxa ay tilmaantay in Ilaalada Xeebaha Turkiga ay heleen warbixin ku saabsan Tahriibayaal ku dhex jira Doonta Caagga ah iyo Doon alwaaxyo ka sameysan oo ku jirta Xeebta Magaalada Ceme ee Galbeedka Gobolka  Izmir, sidaa darteed Kooxahoodu waxay isla markiiba tageen labada goobood.

Sida ay wakaaladdu sheegtay kooxaha samatabixinta Turkiga ayaa dadka tahriibayaasha u gudbiyay laanta socdaalka ee dowladda

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post