1197 Views

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ku dhawaaqday tallaabooyin looga hortaggayo saameynta abaarta xoogan ee ka jirta Somaliya

Dowlad Deegaanka Soomaalida oo ku dhawaaqday tallaabooyin looga hortaggayo saameynta abaarta xoogan ee ka jirta Somaliya
____________________________________________________________________________

Axadf: January 9, 2022

Wararka ka imaanaya Deegaanka Soomaalida waddanka Itoobiya ayaa sheegaya in  Xukuumadda ku amartay maamulada degmooyinka in ay hakiyaan  dhamaan mashaariicda degmooyinka ee hormarinta hakad la galiyo loona jiheeyo ka jawaabidda sameynta abaaraha xoogan ee ka jira deegaanadaas.

Arrintan ayaa imanaysa xilli deegaannada qaar laga soo warinayo biyo yari baahsan oo saamaysay dad iyo duunyaba.

Sidoo kale Cumar-faaruuq Xaaji Warfaa, oo ah wasiir ku xigeenka madaxtooyada dowlad deegaanka ayaa BBC-da u sheegay in arintaan ay timid kadib markii ay soo badatay baahida iyo dhibaatada abaaraha.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post