1332 Views

Golaha wadatashiga Qaran iyo kulankii midowga musharaxiinta oo la soo gaba gabeeyay goor dhawayd

Golaha wadatashiga Qaran iyo kulankii  midowga musharaxiinta oo la soo gaba gabeeyay goor dhawayd
____________________________________________________________________________


Axadf: January 9, 2022

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir gudoominaya kulan golaha wadatashiga qaranka ay la leeyihiin midowga Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya.

Xubnaha ka socda Midowga Musharixiinta oo laga tala galiyay isfaham laga gaaray arrimaha amniga iyo dhameystirka dardargalinta geeddi socodka dooraashooyinka Dalka.

Shirka golaha wadatashiga qaran ayaa la filayaa in galabta la soo gebagebeeyo lagana soo saaro war-murtiyeed wadajir ah oo diiradda saaraya , Muddada doorashadu lagu gabagabeynayo, hufnaanta doorashada iyo amniga .

Sidfoo kale Heshiiskan waxa uu horseedayaa doorasho daah-furan oo lagu kalsoonaan karo in dalka looga hirgaliyo waqti kooban oo cayiman.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post