429 Views

Madaxweynaha Puntland Deni oo Muqdisho kula n la qaatay qaar kamid ah Safiirada ku sugan Muqdisho.

Madaxweynaha Puntland Deni oo  Muqdisho kula n la qaatay  qaar kamid ah Safiirada ku sugan Muqdisho.
____________________________________________________________________________

.


khamiis: January 13, 2022

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Muqdisho kula kulmay qaar kamid ah Safiirada ku sugan Muqdisho.

Madaxweyne Siciid Deni ayaa la kulmay safiirka Sweden u qaabilsan Soomaaliya Per Lindgärde iyo sidoo kale safiirka Turkiga Mehmet Yılmaz iyo kan Qatar Hassan bin Hamza Hashem.

Qoraal ka soo baxay Madaxtooyada Puntland ayaa lagu sheegay in Madaxweynuhu la kulmay safiiradaas balse laguma xusin waxay ka wada-hadleen.

Sidoo kale Madaxweynaha Puntland ayaa la kulmay Ra’iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post