450 Views

Madaxweynaha Galmudug iyo Gudoomiye Gacanl oo Dhuusamareeb ku Soo Laabtay

Madaxweynaha Galmudug iyo Gudoomiye Gacanl oo Dhuusamareeb ku Soo Laabtay
____________________________________________________________________________


Sabti: January 15, 2022

Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye  Ayaa dib ugu Soo Laabtay Caasimada Galmudug ee dhuusamareeb.

Safarka waxaa Madaxweynaha ku wehlinaayay Gudoomiyaha Baarlamaanka  GalmudugDr Maxamed Nuur Gacal oo howlo shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Ku xigeenka mudane Cali Daahir Ciid iyo xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda ayaa kusoo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Madaxweynaha iyo wafdigiisa.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post