924 Views

kooxo hubeysan oo Askari ka tirsan ciidamada Dowlada ku dilay Muqdisho.

kooxo hubeysan oo Askari ka tirsan ciidamada Dowlada ku dilay Muqdisho.
____________________________________________________________________________

February 2, 2022

Kooxo hubeeysan ayaa askari ka tirsan Ciidamada Dowladda ku dilay Magaalada muqdisho, Dilka ayaana ka dhacay xaafada Jamhuuriya degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir, sida ay xaqiijiyeen Goobjoogeyaal la hadlay KNN

Xogta KNN ay lawadaageen dadka Shacabka ahaa waxa ay tibaxeeysaa in Askariga kooxaha hubeeysan ay dilka ugeeysteen uu ahaa Askari ka tirsan ciidamada Dowladda gaar ahaan kuwa loo yaqaan Manishiibiyada.

Kooxi dilka geesatay ayaa goobta isaga baxsaday, Waxaana Goobta gaaray Ciidamo ka tirsan Dowladda kuwaa oo sameeyay Howlgalo lagu baadi goobayo kooxii dilka geeysteen, Wallow sida la shegay aysan falkaasi Cidna usoo qaban.



Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post