438 Views

Deni oo Sheegay inuu Yahay Musharax Madaxweyne kana Tanaasulaayo Xilka Madaxweyne ee Puntand

Deni oo Sheegay inuu Yahay Musharax Madaxweyne kana Tanaasulaayo Xilka Madaxweyne ee Puntand
____________________________________________________________________________


khamiis: January 20, 2022

Sida ay saxaafada  u xaqiijiyeen masuuliyiin kala duwan, Madaxweyne Deni ayaa maanta u sheegay xubnaha Guddiga joogtada ah ee baarlamaanka Puntland in uu yahay musharax Madaxweyne Federaal, wuxuu sheegay in uu fursado badan haysto.

Farmaajo iyo isaga oo kaliya ayuu sheegay in ay Kursiga Villa Somalia isku haystaan, ayna rajo ahaan siman yihiin, dhaqaale ayuu sheegay in uu haysto.

Madaxweyne-nimada Puntland ayuu cadeeyey in uusan rabin, kuna soo laaban doonin balse uu doonayo in la ambabixiyo, oo cabashada beelaga laga caawiyo damintooda.

Qadiyada Boosaaso, ayuu sheegay in uu qaatay xalkii Isimadda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post