516 Views

Dhadhaab oo laga bilaabay bixinta sharciga Kenya dadkii horay u galay Qaxootiga oo dib loogu Celiyay sharcigoodii Kenya UNHCR oo soo dhawaysay

Dhadhaab oo laga bilaabay bixinta sharciga Kenya dadkii horay u galay Qaxootiga oo dib loogu Celiyay sharcigoodii Kenya UNHCR oo soo dhawaysay
____________________________________________________________________________

Sabti: January 22, 2022

Magaalada Dhadhaab waxaa lagu daah furay bixinta sharciga dalka kenya ee gibandhaha loo yaqaano dadkii Kenyaanka ahaa ee horraan faraha qaxootiga galay.

, iyadoo arrintan soo socotay in ka badan 20 sano sida dadka kenyaanka looga saari lahaa faraha qaxootiga una heli lahayaan sharciga Kenya. Maadaama UNHCR ay ka hor timid arintaan oo ay dadkaan ku sheegtay in aysan ahayn Qaxooti.

Sidoo kale Wartrka ayaa sheegaya in Qorshahan uu  daah furay xildhibaanka Dhadhaab Maxamed Dahiye Ducalle. Maadaama ay soo dhaw dahay Doorashada Dalka Kenya

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post