1110 Views

Booliska UK oo baaraya Xafiiska Ra’isul Wasaare Boris Johnson

Booliska UK oo baaraya Xafiiska Ra’isul Wasaare  Boris Johnson
____________________________________________________________________________

Arbaco: January 26, 2022

Booliiska magaalada London ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan xafladii lagu qabtey aqalka madaxtooyda Britain ee Downing Street xilligii xayiraadda COVID-19 ay dalka saarneyd.

Taliyaha Ciidanka Booliiska marwo Cressida Dick ayaa sheegtay in baaritaankan ay ku sameyn doonaan in ay jiraan in la jabiyey shuruucdii xayiraada Covid19 iyo in kale.

Sidoo kale Booliska UK ayaa baaraya Muuqaalo xiligaas laga duubay  Ra’isul Wasaare Uk  Boris Johnson oo maalmihii la soo dhaafay soo wajahaysay Ceebo ku aadan arintaas.

Office Nairobi Kenya


_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post