999 Views

Al-shabaab oo weeraray Gaari ay la socdeen garsooyaal Kenyan ah oo marayay Lamu.

Al-shabaab oo weeraray Gaari ay la socdeen garsooyaal Kenyan ah oo marayay Lamu.
____________________________________________________________________________


khamiis: January 27, 2022

Dagaalameyaasha Al-shabaab ayaa weeraray gaari ay saarnaayeen garsooyal Kenyan ah oo gaaray ilaa 6 garsoose oo kusocdaalayay degaanka Langu ee Magaalada Lamu.

Sarkaal u hadlay laamaha ammaanka Kenya ayaa sheegay in laba kamid ah garsoorayaasha uu dhaawac aan halis ahayn kasoo gaaray rasaastii ay dagaalamayaasha al shabab ay huwiyeen gaarigii ay la socdeen iyagoo kasoo laabtay maxkamad degaankaasi kutaalay.

Sidoo kale warbaahinta Kenya ayaa tebinaysa in Dagaalamayashaasi sidoo kale ay weerareen laba gaari oo ay lahayd shirkad dhismo balse dadkii saarnaa ay baxsadeen rasaastaasi markii lagu furay.

Maalmihii lasoo dhaafay deganada xeebta dhaca iyo xuduuda Kenya Somalia la wadaagto waxaa kusoo xoogaysanayay wererada al shabab ay ka geesanayan

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post