927 Views

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Dowladda Qatar

Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi oo  xafiiskiisa ku qaabilay wefdi ka socda Dowladda Qatar
____________________________________________________________________________

.

May 3-2021

Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Qatar.

Wefdigaan oo uu hogaaminayay Dr. Mutlaq Al qaxtaani iyo Guddoomiyaha waxay kawada hadleen xaaladda guud ee Dalku marayo, xallinta khilaafyada ku hor gudban arrimaha Doorashooyinka.

Sidoo kale kulankaan ayaa waxa uu ku soo aadayaa Xili ay la kulmeen Gudoomiyaha baarlamaanka waqtigiisa dhamaaday Maxamed Mursal Xalay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post