1053 Views

Dal ogolaaday in la dilo xayawaanadda Duur joogta ah

Dal ogolaaday in la dilo xayawaanadda Duur joogta ah
____________________________________________________________________________

Talaado: March 22, 2022

Dalka Tansaaniya ayaa furaya goobo loogu talagalay ugaarsiga duur-joogta ah si ay dakhli badan uga helaan.

Dowlada ayaa waxaa ay dadka u ogolaaneysa in dilaan ama ay toogtaan durjoogta da’ada ah oo ay kamid yihiin, Libaaxa iyo maroodiga.

intabadan dadka dal xiisayaasha ah ayaa uyimaada Afrika in ay ugaarsadan duur joogta.

Tansaaniya ayaa hiigsaneysa, ugaarsiga duur-joogta in uu uga sooxaroon doono lacag dhan $30miliyan oo Doolar.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post