1092 Views

SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigey dhismaha Waddo muhiim ah

SAWIRO:-Duqa Muqdisho oo dhagax-dhigey dhismaha Waddo muhiim ah
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 9, 2019 | QOL |   –Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Casimadda Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar filish) ayaa maanta dhagax dhigay wado isku xirto degooyinka Xamar Jabab Xamar weyne iyo shingaani.

 

Wadadaan oo ka soo bilaabataa Dekadda Muqdisho ilaa dhismihii wakaaladda Madbacdda Qaranka Soomaaliyeed ayaa waxaa lagu bilaabay dhismo si dadka Reer Muqdisho u isticmaalaan.

 

 

 

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Maamulka Gobolka ay ka go’an tahay dhismaha wadooyinka burbursan ee Magaalada Muqdisho.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment