636 Views

Darawallada gawaarida xamuulka ee Mareykanka iyo Canada oo cabanaya

Darawallada gawaarida xamuulka ee Mareykanka iyo Canada oo cabanaya
____________________________________________________________________________


Axad: January 30, 2022

Qaar ka mid ah darawallada wada gawaarida xamuulka ah ee dalka Canada ayaa isugu tegay caasimadda dalkaas iyagoo ka dibad baxaya tallaabooyinka xanuunka safmarka ah ee Covid-19.

Darawalladan ayaa ku adkeysanaya in dibadbaxyadu ay noqon doonaan kuwo nabadeed, balse booliska ayaa sheegay inay u diyaarsan yihiin haddii ay rabshado ka dhashaan.

Cabashada darawallada oo aad looga hadal hayo dalkaas, ayaa waxay ka dambeysay kaddib markii muddo cayiman loo qabtay in darawallada gawaarida xamuulka ee isaga kala goosha Canada iyo Mareykanka ay ku qaataan tallaalka, amarkaas oo ay horraantii bishan dhaqan gelisay dowladda Raysal Wasaare Justin Trudeau.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post