741 Views

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar is miidaamin ah oo ka dhacay Beledweyne

Faahfaahin ka soo baxaysa weerar is miidaamin ah oo ka dhacay Beledweyne
____________________________________________________________________________


Sabti: February 19, 2022

\Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhimatay, 15 kalana wey ku dhaawacmeen weerar is qarxin ah oo lagu qaaday makhaayad ku taala bartamaha magaalada Baladweyne, sida ay saraakiisha caafimaadka sheegeen.

Xaalad jahwareer ah ayaa ka taagan goobta qaraxu ka dhacay, waxana socda gurmad loo samaynayo dadka dhibaatadu ku dhacday.

Beledweyne waxay isu diyaarinaysaa maalinta berito ah, inay ka bilaabato doorashada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Federaalka.

Weriyaha BBC-da ee magaalada Muqdisho ayaa fafaahinaya warrarkii ugu dambeeyay ee qaraxaas.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post