1092 Views

Maxamed ibraahim Cabdi oo ku guuleystay kursiga Hop#206

Maxamed ibraahim Cabdi oo ku guuleystay kursiga Hop#206
____________________________________________________________________________


Isniinfebruary 21, 2022

 Guddiga Maamulka Doorashada Xildhibaanada Kuraasta Labada Aqal ee Somaliland SEIT ayaa qabtay tartanka kursiga tirsigiisu yahay HOP#206

Musharixiinta ku tartamay waxay kala ahaayeen
1. Musharax xildhibaan ,  maxamed ibraahim Cabdi
2. Musharax Xildhibaan, Maryam ibraahim Cabdulaahi

Musharax Xildhibaan  Maryam ibraahim Cabdulaahi ayaa  ayaa ka tanaasushay tartanka Doorashada.
Musharax xildhibaan maxamed Ibraahim Cabdi ayaa loo qaaday codka kalsoonida ee ergada oo ay soo xaadireen 100 Ergay, waxaagu helay 100 kii Cid-ba,

Sidaa daraadeed natiijada hordhaca ah waxa kusoo baxay kursiga tirsigiisu yahay HOP#206 Maxamed ibraahim Cabdi.

Waxaa Xusid Mudan in Maxamed Ibraahim Cabdi uu kursigaani ku fadhiyay Afartii sanno ee lasoo dhaafay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post