498 Views

Lafta gareen oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis.

Lafta gareen oo sameeyay xilka qaadis iyo magacaabis.
____________________________________________________________________________


khamiis: March 3, 2022

Madaxweynaha Dowlad Goboleed Koofur galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) waxaa uu soo saaray wareegto uu xilkii Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose ugu qaaday Maxamed Cabdiraxiin Nuur, isaga oo Guddoomiye kale Magacaabay.

Sidoo kale, Wareegtada madaxweynaha waxaa lagu magacaabay markii Saddexaad Ibraahim Aadan Cali Najax oo ahaa Wasiirka Dhalinyarada & Cayaaraha DG Koonfur galbeed.

Xilka qaadista Guddoomiyaha ayaa timid, isagoo Safar ugu maqan dalka dibadiisa, waxaana xilkii uu hayay loo magacaabay Ibraahim Aadan Cali Najax.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post