306 Views

Madaxweynaha dalka Kenya William Rutom oo kulan la yeeshay dhigiisa dalka Ugandha Yoweri Museveni.

Madaxweynaha dalka Kenya William Rutom oo kulan la yeeshay dhigiisa dalka Ugandha Yoweri Museveni.
____________________________________________________________________________

Sabti: OCTOBER 8, 2022

Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto, ayaa kulan la yeeshay dhigiisa dalka Ugandha, Yoweri Museveni, kaasi oo ka dhacay xaruunta madaxtooyada, ee Entebbe, ee dalka Ugandha.

Ugandha ayaa maalinta berri ah u dabaaldagaysa 60-sano guuradii ka so wareegatay markii ay xoriyadda qaadatay.William Ruto ayaa sheegay in xiriirka labada dal uu sii xoogaysanayo.

Kulanka labada madaxweyne ayaa imaanaya xilli dhawaan wiilka uu dhalay Yoweri Museveni uu bartiisa Twitter-ka ku qoray in labo toddobaad aysan ku qaadaneynin in ay ku qabsadaan magaalada Nairobi. Hadalkaas ayaa sababay in general Muhoozi xilkii uu hayay laga qaado oo mid kale loo dhiibo.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post