813 Views

Xoghayaha Arrimaha Dibedda UK oo sheegtay in wax ka qabashada gardarrada Ruushka uusan aheyn dagaal u yaala Ukraine

Xoghayaha Arrimaha Dibedda  UK oo  sheegtay in wax ka qabashada gardarrada Ruushka uusan aheyn dagaal u yaala Ukraine
____________________________________________________________________________


khamiis: March 3, 2022

 Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee UK Liz Truss, oo ku sugan Lithuania oo ay weheliyaan xulafada Nato ee gobolka Baltic ayaa sheegtay in wax ka qabashada gardarrada Ruushka uusan aheyn dagaal u yaala Ukraine oo kaliya laakiin uu sidoo kale yahay werar lagu soo qaaday “dhammaan xorriyaddeenna iyo ammaankeenna “.

Waxay sheegtay in ay muhiim tahay in la kordhiyo cunaqabateenadda hada lagu soo roogay oo la curyaamiyaa guud ahaan dhaqaalaha Ruushka.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post