492 Views

Sidee ayay Dadka DDS u arkaan Xuska Maalinta loogu magacdaray ‘Kaaraamardha’?

Sidee ayay Dadka DDS u arkaan Xuska Maalinta loogu magacdaray ‘Kaaraamardha’?
____________________________________________________________________________

Sabti: March 5, 2022

Maanta dalka Ethiopia waxaa laga xusay maalin ay ugu magac dareen ‘Kaaramardha’, taasi oo lagu muujinayo in dalwadda Ethiopia ay guul ka gaartay ciidamado Soomaali ah oo ‘dalkooda duullaan ku soo qaaday’.

Hase yeeshee dadka deegaanka ayaa u arka in arrintu aanay ahayn sida ay dawladda Ethiopia u dhigayso, iyaga oo sheegaya in dad badan oo deegaanka u dhashay si gardarro ah ciidanka Ethiopia ay u dileen.

Dhinaca kale, waxaa dhawaan Ismaamulka Soomaalida lagu xir-xiray siyaasiyiin isku magacaabay xisbiga Barwaaqo garabkiisa sixidda.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post