729 Views

Doorasho maanta ka dhaceysa Beledweyne

Doorasho maanta ka dhaceysa Beledweyne
____________________________________________________________________________


Sabti: March 26, 2022

Maanta oo axad ah, waxaa lagu wadaa in Magaalada Beledweyne lagu qabto doorashada kursi ka mid ah kuraas ay hore u shaaciyeen Guddiga maamulka doorashada Hir-shabeelle.

Qoraal kasoo baxay Guddiga doorashooyinka Hir-shabeelle ayaa lagu shaaciyay in maanta oo Sabti ah bishuna tahay 26-03-2022 ay qabanayaan doorashada kursiga Hop#058, kaas oo ka mid ah kuraas afar ah ay liiskooda shalay soo saareyn.

Sidoo kale, Guddiga ayaa soo gudbiyay Odayaasha dhaqanka iyo Xubnaha Bulshada Rayidka ee soo xulaya kursiga Hop#058 oo deegaan doorashadiisa labaad tahay Magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post